Koonfur Galbeed: Sidee Bay DF Kusoo Ceshan Kartaa Kalsoonida Shacabka oo Luntay?

Xabsiga Mukhtaar Roobow waxuu daboolka ka qaaday dhaqanka Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) aan waafaqsanayn  Dastuurka iyo xeerarka dalka, haddii kale kuma aysan hayseen xabsiga muwaaddin muddo ka badan saddex sano isagoon waxba lagu eedeyn, maxkamad la hor-keenin, loo oggolaan  qareen, dhakhtar, boqasho sokeeye iyo shisheeyaba. Waa takrifal bareer ah oo muujinaya in caddaaladda ay baadi tahay; … Continue reading Koonfur Galbeed: Sidee Bay DF Kusoo Ceshan Kartaa Kalsoonida Shacabka oo Luntay?